Puntland ayaa soo saartay bayaan u muuqda mid in loogu jawaabayey go’aankii Isimada dhaqanka Puntland ay ka soo saareen Hanaanka doorashooyinka Puntland .
Qoraalka kasoo baxay Xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay doorashadii qofka iyo codka ahayd uu sii wadi doono, madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo golaha wakiilada lagu soo dooran doono doorasho qof iyo cod ah.
War saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa u qornaa Sidaan: