Muqdisho,AGGM—Waxaa sii xoogeysanaya Hadal heynta iyo Saameynta ay Reebtay Heshiiskii ShalayMadaxtooyada lagu kala saxiixday ee Maamulka Seddexda Gobol loogu Ogolaaday Inay Shabeellaha Hoose maamulaan ayaa hadana Siyaasiyiin iyo Waxgarad ay si kulul arintaasi uga jawaabeen.
Siyaasiga Cali Maxamuud Cali Seeko oo ka mid ah Siyaasiyiinta Hawiye horena Xil uga soo qabtay Dawladihii Dalka Soo maray ayaa ku Eedeeyey Dawlada inay Hubka Shacabka iskugu dhiibeyso si ay isku baabi’iyaan iyaguna ay dhagartaasi ka tabaabusheysteen.
Cali Seeko ayaa Madaxweyne Xasan waxa uu ku yiri Gobolka Shabellaha Hoose Maamul la yiraahdo Shabeelle S7tate ayaa ka jira, haddii aad diidayna waxaan sugnaa waa aanu aragno cidaad xukunto.q
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com