Dhageyso: Nicholas Kay Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay Wada Hadal Lagalaan Falaagada Al Shabaab.

0

Muqdisho, AGGM—Ergayga gaarkaa ee QM u qaablisanm Arrimaha Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Wada hadal ay la galaan Al-shabaab si loo gaaro Nabad ka dhalata Dalka Soomaaliya.

Nicholas Kay ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku hagaageyso,hadii Shacabku ay wada hadal la sameeyaan Al-shabaab.

Dhinaca kale marka laga soo tago Hadalka ergayga QM ee ah in Shacabka Soomaaliyeed ay Wada hadal lagalaan Al-shabaab ayaa waxaase horey u jirtay in Dowladda Soomaaliya u sheegtay inay Wada hadal la galeyso Al-shabaab, Al-shabaab ay ka biyo diideen wada hadalkaas.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com