Fadeexad+Dhageyso:Wariye Abshir Maxamad Aadan “Wasaaradi Warfaafinta Waxay Noqotay Meel Kooxo Gaar Ah Ku Daneystaan Oo Aysan Wariyeyaashi Rug Cadaaga Ahaa Wax Tixgalin Ah Ku Heysan”.

0

Muqdisho,AGGM—Wariye Abshir Maxamad Aadan oo kamid ahaa rugcadaagii Wasaarada War Faafinta ee Soomaaliya xiliyadii barisamaadkii oo sheegay in Wasaaradaasi oo uu xilal heer Agaasime ah kasoo qabtay hada aan wax qadarin ah laga siinin isaga iyo saxafiyiintii ay isku xiliga ahaayeen.

Wariye Abshir oo hada ah nin da’a ah oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa intaa kudaray in wasaaradii ay isu badashay meel ay ku daneystaan koox isbahaysi danley ah sida uu yiri isla markaana banaanka ladhigay wariye yaashii hore ay kamid yihiin isaga laftiisa iyo siciid cabdisalaan oo 1950kii kaso shaqo bilaabay wasaaradaasi mudnaantana la siiyay dhalinyaro yaryar oo isbahaysi ah kunasii xiran wasiirka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com