Dhageyso: Arday Soomaali Ah Oo Ku Xiran Xabsi Ku Yaala Nairobi Oo Dowladda Soomaaliya Edeeyay.

0

Muqdisho, AGGM: Dhalinyaradaan oo isugu jira Hablo iyo wiilal ayaa waxaa ay sheegeen in dhibaato xoogan ay kala kulmeen Ciidamada amaanka Dowladda Kenya islamarkaana ay xabsiga ku haysato nolol Xumo tii ugu weyneed oo aysan Haysan wax ay ku soomaan ayna u sii dheertahay in la jirdilo waxaana ay Safaarada Soomaaliyeed Ee Dalka kenya ku dhaliileen in aysan waxba u qaban oo ay ka Aamustay

Dhanka kale Safiirka Somalia Ee Dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa isagu waxaa uu sheegay in aysan jirin Eedeynta loo soo jeediyay ee ah in ay wax u qaban waayeen dadkaas Xiran waxaana uu carabka ku dhuftay in ay Dadaal ugu jiraan sidii ay Dadkaas inta aan sharciga haysan Somalia ugu soo Celin lahaayeen .

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com