Muqdisho, AGGM:Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in dambiilihi fududeeyay weerarka xarunta Madaxtooyada in gacanta lagu soo dhigay isagoo dhaawac ah.
Sirdoonka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayn in Xasan Muxyadiin Bustoolad weyne, waxaa sidoo kale sirdoonku sheegeen in Aabahiis uu Masjidka Madaxtooyadda Iimaam ka yahay.
Xasan Muxyadiin Bustoolad weyne waxa uu muddo ka howlgalalayay xarunta Madaxtooyada oo uu u qaabilsanaa dhanka Isgaarsiinta.
Ninkan Dambiilaha ayaa iminka waxa uu ku jiraa gacanta ciidamada Dowladda, waxaana ku sucoda Wareeysi.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com