Daawo: Ex Xildhibaan Caasho Axmed Cabdalla ”Xasan Sheekh Ayaa Ka Dambeeya Dilalka iyo Qaraxyadda Ka Dhaca Magaalada Muqdisho”

0

Muqdisho, AGGM: Ex Xildhibaan Caasha Axmed cabdalla Oo ka Mid Ah Siyaasinta Soomaaliyeed Ayaa Siweyn U Weerartay waraysi lala Yeeshay Inay Iyaga Masuulka Yahiin Qaraxyada Iyo Weerarada Muqdisho kana Danbeeyana Masuulin dowlada.

Waxay Sheegtay fashilka badan Ee Dowlada xasan Sheekh hatsta Ugu weyn tahay Iyadona Aysan Jirin wax Dhiiri galin oo Ciidamada Dowlada Hastaan.

Halkaan Hoose Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com