Afgooye, AGGM:Kulan ay ku yeesheen magaalada Afgooye Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay si cad uga soo horjeesteen gudi uu dhawaan magacaabay R/wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.
Xildhibaanadan ayaa waxa ay sheegeen in gudigan aysan dadka kasoo jeeda Shabeellaha Hoose hal ruux ah ku l;aheeyn taas oo ku tusinaysa inuu yahay Baadil Cad.
Mudanyaasha ka qeyb galay Kulankan ay yeesheen Xildhibaanada Kasoo jeeda Shabeellaha hoose ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaan DALXA.
Halkan Hoose Ka Dhageyso
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com