Muqdisho, AGGM: Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Ee Gobolada Jubba Col. Bare Aden Shire “Bare Hiiraale” ayaa waxa uu ku cambaareeyay weerarada daandaansiga ah ee kooxda Raaskambooni islamarkaana ku wargaliyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, IGAD, AMISOM iyo Dowladdaha Daneeya Arrimaha Soomaaliya.
Ku: Wasiirka 1aad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed
Ku: Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha
Ku: Wasiirka Wasaarada Gashaandhigga
Ku: Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Ku: Wakiilka Midowga Afrika
Ku: Wakiilka Urur Goboleedka IGAD
Ku:Dhamaan Waddamada Daneeya Arrimaha Soomaaliya
Ku Dhamaan Bahda Saxaafadda
Og: Madaxweynaha Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Og:Gudoomiyaha Golaha Shacabka Qaranka
Halkaan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Gobolada Jubba.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com