Dood Xiiso Badan Oo Looga Hadlayay Arrimaha Cakiran Ee Magaalada Kismaayo.*Dhagayso*

0

kismaayo2Barnaamijkan ayaa waxaa qabtay Idaacada VOA-da qeeybteeda Afka Soomaaliga, waxaana ka qeeyb qaadanaya doodan, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaacil Fartaag oo ah ku xigeenka maamulka la sheegay in uu ku dhawaaqay Axmed Madoobe, Maxamed Amiin C/llaahi Cismaan oo kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka islamarkaana kamid ah siyaasiyiinta goboladaas iyo Gureey Xaaji Faarax oo kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka islamarkaana kamid ah saraakiisha taabacsan Col. Bare Aden Shire oo ku sugan magaalada Seattle Washington ee dalka Mareykanka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com