Siciid Maxamud Cali Oo Ah Xiriiraya Labadii beelood ee dhawaan ku dagaalamay Dagmadda Baladweyne ee Xarunta Gobolka Galgaduud Ayaa lahadlay All-Galgaduud Medi Waxaanna Uu Sheegay iney Ku Da daali Nonaan sidii xal logu Raadin Lahaa Beelahaasi walaalaha Ah.
Waxaa Wareystay Yuusuf Cabdi shire Oo Ka Tirsan All-galgaduud.com
Hoos ka dhageyso: