Dr. Maxamed C/laahi isxaaq Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwoodda Ugu Caansan Ayaa Shirka Ushaxeeya maamulka Somaliland iyo Dowladda Somaliya Ee Bari Ka Furmaya Turkiga Ku Tilmaamay Mid Aan Waxba soo siyaadineen.
Isxaaq Ayaa xusay iney Jireen Shirar Hore Kuwaas Oo Aan Wax Dhaxal Gal Ah Laga Sameyn, Isagoo Ku Tilmaamay Mid Aan wax dan Ah Ugu Jirrin Bulshadda Somaliyeed.
Hoos ka dhageyso dr.-ka Waxaanna uu uwaramay Wariye Yuusuf Cabdi Shire.