Waxaa maanta baaqday oo dib u dhacay Wada hadalo lagu waday inay yeeshaan Somaliland iyo Dowladda Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in doorashooyinka oo soo haya awgeed aysan hada ka qeybgali karin Wada hadalka.
Wasiirkii hore ee arrimaha Dibadda Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in dhinacyada Wada hadalka aysan dhab ka aheyn inay si toos ah u wajahaan Masiirka Umada.
Hoos ka dhageyso codka: