(Dhageyso) Pro. Yaxye: “Dagaalka Guriceel waa mid siyaasadeysan”

0

Pro Yaxe Cali Ibraahim oo ah Madaxa Jaamacadda SIU ayaa sheegay in dagaalka Degmada Guriceel laga leeyahay dano siyaasadeed.

Waxa uu sheegay Aqoonyahaanka in dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay Dagaalkaasi taasi oo ka dhigan buu yiri inay Mas’uuliyadeeda gowday.

Dagaalka Guriceel ayaa u dhaxeeya Koox ka mid ah Ahlu Sunna iyo Dowladda Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso codka: