Warning: The magic method Vc_Manager::__wakeup() must have public visibility in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php on line 203 Deprecated: Required parameter $width follows optional parameter $attach_id in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/helpers/helpers.php on line 366 Deprecated: Required parameter $height follows optional parameter $attach_id in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/helpers/helpers.php on line 366 Deprecated: Required parameter $atts follows optional parameter $output in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/td-composer/legacy/common/wp_booster/td_wp_booster_functions.php on line 1740 Deprecated: Required parameter $args follows optional parameter $depth in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_menu.php on line 251 Deprecated: Required parameter $output follows optional parameter $depth in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_menu.php on line 251 Deprecated: Required parameter $channel_that_passed follows optional parameter $caller_id in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/themes/Newspaper/includes/wp-booster/tagdiv-remote-http.php on line 124 Deprecated: Required parameter $channel follows optional parameter $caller_id in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/themes/Newspaper/includes/wp-booster/tagdiv-remote-http.php on line 146 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-content/plugins/js_composer/include/classes/core/class-vc-manager.php:203) in /customers/9/d/2/allgalgaduud.net/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1831 {"id":11108,"date":"2013-06-22T20:53:51","date_gmt":"2013-06-22T20:53:51","guid":{"rendered":"http:\/\/allgalgaduud.com\/?p=11108"},"modified":"2013-06-22T20:53:51","modified_gmt":"2013-06-22T20:53:51","slug":"jubbaland-adimaha-ayaa-ii-hagaagi-laee-afka-maad-igu-taageertaan-qoraal-xiisa-badan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/2013\/06\/22\/jubbaland-adimaha-ayaa-ii-hagaagi-laee-afka-maad-igu-taageertaan-qoraal-xiisa-badan\/","title":{"rendered":"Jubbaland \u201cAdimaha Ayaa Ii Hagaagi La\u2019ee Afka Maad Igu Taageertaan\u201d (Qoraal Xiisa badan)."},"content":{"rendered":"

\"Maqaal\"<\/a>Soomaalida waa dad illaahay uu u hibeeyay Xikmad ay suuragal tahay maskaxdoodu inay si fudud u curiso, waa dad dhihis og mararka qaar hadal kooban oo xambaarsan macna ballaaran oo aan aheyn qaabka loogu dhawaaqay.<\/p>\n

Inbadan oo ka mid dadka waxay ku wareeri karaan Maah-maahda cinwaanka u ah maqaalka, qaar ka mid ah akhristayaasha waxaa suuragal ah inay si fudud isku weydiiyaan sababta ay ku baxday maah-maahdan laakiin aan is dul taago xikmada maqaalka iyo qaabka ay ku baxday.<\/p>\n

Waa wiil dhaafay Da\u2019dii caruurtu ay ku socod baran lahaayeen, waa Rajay oo Hooyadii way geeriyootay, koriinkiisana waxaa ku kali noqday aabihii, xanuun asiibay wiilka xiligii koriinkiisa ayaa sababtay in looga quusto inuu socdo, goobaha caafimaadka qaarkooda laguma dayin dhaqaalaha ku baxaya oo badan aawadeed, Dr bartay cilmiga nafsiga ayaa ku taliyay in wiilka lagu cel-celiyo kalimad niyad dhis looga dhigayo xaqiiqada jirtana aan la dareensiin \u201c Adimaha uma hagaagsanee afka ku taageera\u201d sidaasi ayaana la sheegaa inay ku baxday xikmadan.<\/p>\n

Hadaba aan dib ugu soo laabto maqaalka aan cinwaanka uga dhigay Jubbaland \u201cAdimaha ayaa ii hagaagi la\u2019ee afka maad igu taageertaan\u201d.<\/p>\n

Siyaasada soomaali maalinba sheeko cusub ayaa ku soo koradha, dadka oo dhan waa muxaliliin oo wixii soo kordha qofba si buu uga hadlaa, Dhaliil iyo amaan wax unbaa la isugu daraa, qalad iyo saxba waxay tahay qof taageera lama waayo dano walba haka lahaadee, sidaasi darteed mudooyinkii u danbeeyay sheekooyinka xiisaha lahaa waxay aheyd kismaayo iyo madaxweynaasha is wada magacaabay hadii aan si kale u dhigana madaxweynayaal ay magacaawdeen reeraha \u201cQabiilka\u201day ka soo jeedaan.<\/p>\n

Tan iyo markii Alshabaab lagala wareegay gacanta ku heynta kismaayo waxay kismaayo gashay waji hor leh oo gacmo isku tag-taag ah, Jabhada Kaambooni iyo madaxdooduba waxay si gaar ah isugu dayayeen afduubka codka deegaanka,Beelaha jubooyinka gaar bay u guuxayeen, Dowlada soomaaliya wuxuu go,aankeedu noqday \u201c Maya Dastuurka ma waafaqsano\u201d, Kenya iyada oo boorka isku qarineeso u muuqatay inay si kal iyo laab ah u taageereeso Axmed madoobe marqaatina waxaa u noqday celintii iyo diidmadii madaxda dowlad ay mar walba kala kulmayeen Airportka kismaayo, hadaba waagii baryaba xaaladu waxay u sii muuqaneesaa mid sii fogaaneeso.<\/p>\n

Awoodaha iyo talada la isku hayo ee jubooyinka waa mid dhinacyo ay ku lug leeyihiin marka laga fiiriyo guud ahaan xaalada sida ay u socoto, Kaambooni oo huwan magac \u201cQabiil\u201d waxay u durbaan garaacanayeen inay noqdaan hogaanka jubooyinka, taasi waxaa ciriiri geliyay Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad horey ugu lug lahaa Maamuladii kismaayo soo maray waqtiyo kala danbeeyay, IGAD oo meel dheer uga dhoola-cadeesay isbaheysigii qabsashada kismaayo isu kaashtay,Ciidamo Dowladeed oo magaalada soo buux dhaafinayo, imaanshiyihii Bare Hiiraale oo ka mid ah madaxweynayaasha jubbaland sheegtay oo shakiyo badan dhaliyay iyo Al-shabaab oo iyaguna howshooda Dagaalka iyo madaafiicda ku garaacista fariisimaha ciidamada si madax banaan u wata waxay keentay tabar yareentii howshii dardarta lagu bilaabay oo aheyd in kismaayo iyo jubooyinka laga dhiso maamul Qaab beeleed u abaabulan laakiin loo garwaaxiyay magaca Jubaland kaasi oo si dadban ula shaqeeya una fududeeya dowlad Kenya siyaasadaheeda soomaaliya ku aadan.<\/p>\n

Siyaasad ahaan waa u fashilmeen Madaxweynaashii Jubbaland isu wada magacaabay laakiin xanuunka fashilkaas wuxuu si gaar ah u taabanayay Hogaamiye Axmed Madoobe oo u muuqanayay mid uu xaalkiisu ahaa mar un Madaxweyne iga dhaha Jubbaland, IGAD dhoolacadeenteedii waa la qajishay waxayna u bareeri weysay taageerida maamul aan ka danbeenin xukuumada Muqdisho.<\/p>\n

Kismaayo kama jiro maamul amniga magaalada damaanad qaadi karo, waxaa kuwada sugan kumanaan ciidan oo aan is ogoleyn afkaar kala duwan xanbaarsan, xaalada magaalada ka deyrin mooye wax kale loo waa, shanta xaafadood ee magaaalada mid walba waxay u xiran tahay madaxweyne gaar ah, laamiga weyn ee gaadiidka uu marana dadka ayuu ka dhaxeeyaa mararka qaarna koox maleeshiyo ah ayaa iska goosato oo Jidgooyo iska dhex dhigata.<\/p>\n

Duleedka kismaayo iyo hareeradaba waxaa ka arimiya Al-shabaab, aragtiyo is khilaafsan misana wada hubeesan waxay ku wada sugan yihiin kismaayo, waa suuragal mar walba xaalada magaalada inay is badasho marka lagu cabiro doorbiinka colaadeed ee kismaayo looga bartay, ma jiro maamul rasmi ah oo magaalada ka shaqeeyo, waxayna u muuqaneesaa in siyasadaha hubeesan ee gudaha magaaalada isku hayo inay iska indhatirayaan xaqiiqada ka jirto deegaanka iyo baahida loo qabo dib u heshiisiin dhexmarta dadka deegaanka taasi oo suuragelin karto helitaanka maamul waara oo dadku ay la dhacsan yihiin, waxayna xaaladu jubbalanada wada magacaaban ay u muuqaneesaa mid afka la doonayo in lagu kiciyo oo aanay jirin meel ay ka arimiyaan.<\/p>\n

W\/Q Maxamed Axmed Caaqil
\n
caaqilsos@hotmail.com
\n<\/a>Khartoum, Sudan<\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media<\/strong>
\nallgalgaduud@gmail.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Soomaalida waa dad illaahay uu u hibeeyay Xikmad ay suuragal tahay<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1073,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[5,2],"tags":[],"class_list":{"0":"post-11108","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-articles","8":"category-warar"},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11108"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11108"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11108\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.allgalgaduud.net\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}