Madaxweynaha Jubbaland Col. Barre Aadan Shire “Barre Hiiraale” kadib markii loo doortay Madaxweynaha Jubbaland wareeysi siiyay Idaacada VOA.
Madaxweyne Bare Aden Shire oo Waraysi gaar ah siiyay idaacada VOA ayaa waxaa uu tilmaamay in Jubbaland ay leedahay hal Madaxwayne, isla markaana uu isagu yahay Madaxweynaha Jubbaland, wuxuu sidoo kale sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan qorsheyaal leeysugu soo dhaweenayo Bulshada ku nool gobolada Jubbooyinka.
Col. Bare Aden Shire ayaa waxa uu sheegay in isaga ay doorteen dadka u dhashay deeegaanada Jubooyinka iyo Gedo.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/05/Hooyga-Wararka-Gudaha-iyo-Caalamka4.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com