Anigoo ku hadlay magaca gudiga Fulinta ee Jaaliyadda beesha Sade ee London,aadna uga xun Qoraal shalay ku soo baxay Webside-yada kala ah Gedoweb iyo kismaayo24.kana hadlay shir ay jaaliyadda Axaddi 26’5.2013.ku yeelatay magaalada London iyo wixii ka soo baxay.
Haddaba waxaan idiin caddaynayaa in qoraalkaasi uu yahay baeen-abuur aan sal iyo raad midna lahayn.Jaaliyaddani waxay u dhisantahay Sama-fal iyo Horumarin kaliya,ee shaqo kuma laha wax Siyaasad ah.
Sidaas darteedna maamulayaasha shabakadaha GEDOWEB iyo KISMAQAYO24 waxaan ka codsanayaa inay qoraaladaas deg deg uga saaraan webside-yadooda.isla markaasna ay raalli galin buuxda ka bixiyaan bee abuurkaas iyo ku xadgudubka xeerarka Saxaafadda.Sidoo kalena ay hadda ka dib ka fiirsaan daabicidda wararka noocaas oo kale ah.mahadsanidin.
Cabdixakiim Xabdulaahi Xasan
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta
London 28.5.2013
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com