Waa Gabay La Magac Baxay "DOXORO" Oo Jawaab U Ah Guuroowgi Madaxda Dowladda Loogu Gafayay Ee Uu Soo Tiriyay Doxoro Cali Mataan.*Dhagayso*

0

doxoro2Gabaygan waxaa curiyay abwaanka caanka ah ee Dalxoreeye, oo dadka badankii u yaqaanaan “Duceeysane”.

Gabaygan ayaa waxa uu jawaab u yahay Buraanbur iyo Guuroow lagu aflagaadeeyay Madaxweynaha, R/wasaraaha iyo Qabaa’ilka Daga Waqooyiga Galguduud,gabayga ayaa waxaa lagu dhaleceenayaa kooxdii soo tirisay Guuroowga  iyagoo ku sugan magaalada Columbus Ohio oo uu ugu horeeyo ninka marinayay Guuroowga oo magaciisa uu abwaanku ku sheegay Doxoro Cali Mataan.

Doxoro Cali Mataan ayaa sida la sheegay waxa uu ku nool yahay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareeykanka.

Haddaba waa tan jawaabti Buraaburki cantara baqashka ahaa ee Doxor Cali Mataan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com