Kismaayo (AGGM): Hayada SEDHURO oo ah urur ka howl gala gobolada Jubooyinka ayaa waxaa u qeybisay dadka barkacayaasha Kismayo 15-kii bishan Luulyo qalab kala ah bacada gurayaha, sabuun, jirikaano iyo kaniinka biyaha safiya.
Roobabkii dhawaan ka da’ay magaalda Kismayo ayaa wuxuu si weyn u baabi’iyay hoyigii dadkii degenaa xeryaha barkacayaasha Kismayo oo horey hoyi u ahaa aqalo aad u liita ayaa waxaa baabi’iyay raaboakii mahigaan ka ahaa. Waxaa ka faa’ideystay mashruucan dhor kun oo qoys oo la gaarsiyay qabalabkaa (NFI).
Hayadan oo horey u waday mashaaricyo kale ayaa waxaay mar waliba u taagan tahay in ay ka jawaabto baahiyaha dadka aadka u liita si ay noloshooda dib ugu soo celinlahayed heer wanaagsan.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com