Top News+Dhageyso: Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye” Dowaldda Soomaaliya Ayaa U Afduubtay Masiirki Dadka Jubbooyinka Axmed Madoobe”.

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye ayaa waxa uu sheegay in Jubbooyinka Dowladda Soomaaliya ay u Afduubtay masiirkii dadka dagan deeganada Jubbooyinka Horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni  Axmed Madoobe.

Dhinaca kale Suldaan Xuseen ayaa waxa uu sheegay in Rag katirsan Dowladda Federaalka ay Tageersanyihiin Axmed Madoobe oo Xiligan Dhibaato ku haya shacabka Jubbooyinka waa sida uu hadalka u dhigaye.

Guji Halkan Wareeysigan oo dhameeysitaran ka dhageyso Mobilkaaga…

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Suldaan Xuseen X Naaleeye

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com