Dhageyso Fadeexad: Tarsan Iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Qabiil U Kala Baxay.

0

tarsan-duqa-muqdishoMuqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Tarsan iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Qabiil U Kala Baxay lana kala saftay Tarsan iyo Xasan Daahir Aweys.

Gudoomiye Tarsan ayaa  si dadban u maagay Xasan Daahir islamarkaana waxaa ka carooday hadalkiisa qaar kamid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir, Tarsan oo lagu fahmay hadalka uu u dusinayay Gudoomiyeyaasha degmooyinka.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Dhageyso Tarsan Oo Si Dadban U Maagay Xasan Daahir

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com