Marka(AGGM): Koox Hubeeysan ayaa Xalay Magaalada Marka ku Dilay Nabadon Lagu Magacaab Cabdiyow Xasan Cali oo ka mid ahaa Odayaasha Degmada.
Wararka ayaa sheegaya in Dilka ay Fuliyeen Rag Bastoolado ku Hubeeysan oo Laba Ruux ka Kobnaa Kuwaas oo Dilka ka dib fikaday.
Waxaa Wararka ay intaa ku Darayaan In Nabadoonkaan uu u shaqeynayey Nabadsugida Qaranka Somaaliya.
Halkaan Hoose Ka dhageyso Codka Warkaasi
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com