Afgooye(AGGM): Taliyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u Magacowday Isbaaro Qaadista ayaa sheegay in ay kala Ceyriyeen Koox Jidgooyo u Tiilay Muqdisho iyo AFgooye.
Taliye Sheegoow ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku Dadaalayaan in ay kala Ceyriyaan Koohaha Isbaarooyinka Dhigta.
Waxaana uu sheegay in Qaarna ay qabteen,kuwana ay ka Fikadeen oo ay ku Raadjoogaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com