Dhageyso+Daawo Sawirada:Madaxweynaha Soomaaliya Oo Booqday Dhaawaca CXDS Ee Yaala Xarunta Xalane.

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu  Galabta Booqday Xaruunta Xalane ee Magaalada Muqdisho,halkaa oo la keenay Dhaawacyadii Qaraxii Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu Falkaasi ku Tilmaamay mid Bahalnimo ah oo Maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaadan Hotel ku yaala Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.

Halkaan Hoose ks dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

mad3

mad

mad2

mad1

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com