Dhageyso:Muungaab oo Amar Duldhigay Ciidamada Dowladda Somalia

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxed  Xuseen  Muungaab ayaa waxaa uu Digniin u diray Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Muungaab ayaa u digay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ayaga oo aan shaqo hay Qadoyinka Dhax Joga Magaalada iyo Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com