Dhageyso:C/wali Sheekh Axmed oo Xalay lagu Weeraray Magaalada Kismaayo.

0

Kismaayo(AGGM):Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay Weeraray Xarunta Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni oo ay ku sugan yihiin koox uu hogaaminayay C/wali Sheekh Axmed.

Dagaal Xoogan oo Mudo kooban socday ayaa Irida Xarunta Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ku dhexmaray Ciidamada Al-shabaab iyo kuwa Raas kambooni.

Waxaan Wararka ay sheegayaan in Dagaalka uu Geeystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawc ah oo oo kala Gaaray Kooxaha Dagaalamay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com