Muqdisho(AGGM):Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo iski garab ah iyo Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa waxaa qaaday Al-shabaab oo weeraray fariisimo Ciidamada Huwantaa ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.
Waxaa Dagaalka oo Xalay saqdii dhexe ka dhacay Buurdhuubo uu Geeystay Khasaaro dhimasho iyo Dhaawc ah oo soo kala gaaray Labada dhina ee halkaasi ku dagaalamy.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com