Daawo: Barnaamijka Dareenka shacabka oo lagu lafagurey booqashada R/wasaare C/weli uu ku joogo kismaanyo iyo dhaliilo ay sheeganayan garabyadii isku hayey mid ka mid ah.

0

Barnamijka dareenka shacabka oo lagu lafa gurey booqashada R/wasare C/weli shiikh axmed uu ku joogo magaalada kismaanyo, sidoo kale waxaa qayb ka ah garabyada isku haya gobolkaas wareysi aan idiinka hayno weliba garabka uu hogaamiya Barre aaden shirre (Barre Hiiraale).

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com