Muqdisho (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaa in maanta Kulan ay iskugu yimaadeen golaha Nabada iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka looga hadlay dhibaatooyinka iskugu jira Xasuuqa, Xariga, Kufisiga, Dhaca iyo Barakicinta baahsan ee lagu hayo shacabka dagan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Kulankan ayaa Waxaa kasoo qayb galay maanta qaar kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deeganada gobolada Jubbooyinka waxaana looga hadlayay sidii caalamka loo tusi lahaa dhibaatooyinka ay Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ka wadaan Kismaayo.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Dr. Axmed Faarax Ducaale Khudbadiisa Oo Dhameystiran
Halkaan Hoose Ka Daawo Qaybta 1-aad Golaha Nabada Iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka.
Halkaan Hoose Ka Daawo Qaybta 2-aad Golaha Nabada Iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka.
Halkaan Hoose Ka Daawo Qaybta 3-aad Golaha Nabada Iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka.
Halkaan Hoose Ka Akhriso WAR-SAXAAFADEEDKA Golaha Nabada Iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com