Dhageyso: Alshabaab “100 Maleeshiyo beeleedka Axmed Madoobe ah ayaa isku keen soo dhiibay”

0

Kismaayo (AGGM): Guddoomiyaha Alshabaab ee Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxaam Xudeyfa ayaa sheegay in inkabadan 100 kamid ah maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ay isku soo dhiibeen, isagoo tilmaamay in qaar kalena ay u socdaan wadahal si ay isugu soo dhiibaan.

Guddoomiyaha Alshabaab ee Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxaam Xudeyfa ayaa sheegay in ciidanka Axmed Madoobe ay yihiin naf la caari, oo ay maalin walba ka goostaan, iyagoo xuduudka Kenya oo ay markii hore ka soo duuleen dib ugu laabtaan.

Halkaan ka dhagayso warbixintaas oo dhamaystiran iyo codka Guddoomiyaha Alshabaab ee Jubbooyinka Sheekh Cabdiraxaam Xudeyfa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com