Dhageyso Gaadhaanle Dhexe Cabdi Axmed Yuusuf” Barre Nabada Horseed Ayuu Ka Yahay”.

0

Muqdisho (AGGM):Gaadhaanle Dhexe Cabdi Axmed Yuusuf ayaa sheegay in ay soo dhaweeyeen odayaashii u yimid ayna odayaasha ka wada hadleen sida ay diyaarka ugu yihiin nabada.

Gaashaanlaha ayaa sheegay in odayaasha laga dhaadhiciyey in nabada ay diidanyihiin balse waxa uu tilmaamay inay nabada iyagu horseed ka yihiin, ayna waligood u taagnaayeen dib u heshiisiin, cadaalad, iyo horumarka gobolada Jubbooyinka, oo ay umadda Soomaaliyeed u yihiin madaxdoodii una dagaalamayaan.

Warar hoose ayaa sheegaya in odayaashan uu Goobweyn u diray cabdiwali oo ay ku adkaatay inuu xaliyo arrimaha Jubbooyinka balse ka been sheegay kaddibmarkii uu kooxda Raaskambooni kamid noqday.

Halkaan ka dhagayso Wareysiga Gaadhaanle Dhexe Cabdi Axmed Yuusuf

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com