Dhageyso: Haweenka Soomaaliyeed “Jabhad ha la isku dhiibo, xal uma ahan Soomaali”.

0

Muqdisho (AGGM): Qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa si weyn dhaliil ugu soo jeediyey Soomaaliya Cabdiwali Sh Axmed, iyadoo si adag uga dhiidhiyey hadalka ka soo yeeray Cabdiwali Sheekh Axmed, waxaa ay hadalkaa ku tilmaameen mid u dhigma ciidan qaran Jabhad ha isku soo dhiibaan.

Halkaan ka dhagayso dardaaranka haweenka Soomaaliyeed oo xiise gaar ah leh.


Maankeey Aalloos
Kismaayo Jubbada Hoose

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com