Dhageyso: Isbaarooyinka Oo Ku Soo Badanaya Deegaanada Gobolka Shabeellaha Hoose.

0

Muqdisho (AGGM): Warkan naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan inay ku soo badanayaan isbaarooyinka yaalada Wadooyinka qaar ka mid ah gobolkaasi.

Guddoomiye xigeenka maaliyadda ee gobalka Shabeellaha Hoose C/fitaax Maxamuud ayaa waxa uu sheegay in guddoomiyeyaashii laga bedalay degmooyinka gobalka Banaadir ay badankood dhigteen isbaarooyinka.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa wax war ah ka soo saarin isbaarooyinkan sida aadka ah ugu soo badanaya deegaanada gobolka Shabeellaha Hoose.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com