Dhageyso Prof. Ibraahim Bursaliid” Habkii la rabay looma marin dib u heshiisiinta Jubbooyinka”.

0

Nairobi (AGGM):Prof. Ibraahim Faarax Macalin Bursaliid oo ah macallin wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi ee wadanka Kenya, kana mid ah aqoonyahanada Soomaaliya siyaasadeeda ka faalooda oo hadda Nairobi ku sugan ayaa sheegay in Habkii la rabay aan loo abaarin dib u heshiisiinta Jubbooyinka iyo tan guud ahaaneed ee dalka.

Prof. Bursaliid waxa uu sheegay in wax badan laga qalday habka dib u heshiisiinta, isagoo tilmaamay in Soomaalida ay la timaado aragti fogaan.

Prof. Bursaliid ayaa sheegay in loo baahanyahay in Soomaalida ay la yimaadaan tawbad si wax loo saxay. Pro Bursaliid wuxuu sheegay in ay wanaagsanaan lahayd in dadku ay iyagu wax dhistaan.

Maankeey Aalloos
Kismaayo, Jubbada Hoose

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com