Dhageyso: Xildhibaan Nuur Faarax “Dowladda Waxaan Ka Rajeynaynaa Inay Wax Ka Badasho Amaanka Xildhibaanada”.

0

Muqdisho (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Xildhibaanada
Baarlamaanka ay isla dhexmarayaan guux ah in Dowladda Soomaaliya ay daayacday sugida amaanka Xildhibaanada.

Xildhibaan Nuur Faarax oo ah Mudane ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ammaanka xildhibaanka Golaha shacabka uu yahay mid dayacan.

Sidoo kale Xildhibaaan Nuur Faarax Jaamac ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in si dhab ah xil gaar ah isaga saarto ammanka Mudanayaasha baarlamaanka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com