Dhageyso:Al-shabaab maxay ka dhaheen Arinta Kenya

0

Muqdisho(AGGM):Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa Ka hadlay Arimaha ka taagan wadanka Kenya oo Soomaalida Tarxiilka iyo Xariga ku haysa.

Cali dheere ayaa sheegay in Al-shabaab ay Jawaab ka bixin doonto Tilaabada Kenya ay ku hayso Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana ay wadaan Qorshe Shacbka Soomaaliyeed Kenya ay oga Aarayaan.

Waxaan hadalka Al-shabaab uu soo baxay ka dib markii Ciidamada kenya ay keeneen Tilaabooyin ay Soomaalida dalkeeda ku nool ay  Qaarna Xir xireen Qaarna ay soo Tarxiilee.

halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com