Dhageyso:Al-shabaab oo sheegay in ay Fiidow dib ula wareegeen

0

Afhayeenka Al-shabaab u qaablisan Howlgalka Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Dagaal ka dhacay Gobolka Shabellaha Dhex Xadka uu la wadaago Gobolka Hiiraan ay ku jabiyeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soonmaaliya.

Abuu Muscab ayaa sheegay in Dagaalkaas ay Gaadii Farabadan oo Dowladda Soomaaliya ay wada tay ay la wareegeen Al-shabaab.

Waxa sdoo kale uu sheegay Abuu muscab in Al-shabaab ay Qabsaden Deegaanka Fiidow oo Shalay Al-shabaab laga qabsaday.

Halkaan Hooseb ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com