Dhageyso:Al-shabaab oo Wacad ku maray in ay siiwadayaan Dilalka Xildhibaanada

0

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in ay sii wadayaan Dilalka lagu hayo Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo hadaba ay Bilabeen oo labo Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Al-shabaab cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa sheegay in Al-shabaab ay Qorsheyeen Dilal iyo Qaraxyo lagu Gumaadayo Xildhibaanada Dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen in aysan ka shaqeyn Danta Dadka Soomaaliyeed.

Waxaana Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu Dilay labo maalin oo isku xigta Labo Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com