Dhageyso:AMISOM oo Sheegtay in uu Gaabis ku yimid Howlgalkii Al-shabaab lagula jiray

0

Muqdisho(AGGM)Afhayeenka Ciidamada AMISOM Cornel Cali aadan Xaamud oo Wareysisiinayey Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA ayaa ka hadlay Gaabis ku yimid Howlaglada Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay ka wadaan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Cornel Xaamud ayaa sheegay in Howlagaladii Gobolada dalka ay ka wadeen Ciidamada Soomaaliya iyo Amisom ay u istaageen ka dib markii Dadkii shacabka ahaa ay Gooba Al-shabaab laga Qabsaday  ay ka Barakaceen.

Waxa uu Xusay in Hada ay ku dadalayaan sidii Dadka Ka Bararakacay Goobaha Al-shabaab laga Qabsaday ay Dib u dajin u sameenayaa.

Ciidamada AMISOM  iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliay ayaa Weerardii ugu Cuslaa ku qaaday Al-shabaab Bishii Mach ee laga soo gudbay,waxaana Al-shabaab gacanta  looga dhigay ilaa 10 Degmo oo Koofurta iyo Bartamaha ku yaala.

Halkaan Hoose kd ahgeyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com