Dhageyso:Baarlamaanka oo maanta kulan Muqdisho ku yeelanaya

0

Muqdisho(AGGM): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku lan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa looga hadlaya Ajandaha Dood ku aadan Miisaaniyada iyo Qodobo Muhiim ah oo hor yaala Gudiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaan Baarlamaanka sidoo kale lagu wadaa in ay manta Qaraar ku gaaraan Miisaaniyada 2014 sidoo loo ansixn laah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgadud@gmail.com