Dhageyso:Baarlamanka oo dood kulul leh Maanta

0

Muqdisho(AGGM)Mudanayaasha Baarlamaanka Ayaa Gudiga Maaliyada Ee Baarlamaanka kadhagaysaya maanta Aqrintii Sedaxaad Miisaaniyada Dowladda Sanadka 2014.

Gudoomiyaha Gudiga Maaliyada Ee Baarlamaanka Xildhibaan Aadan Madeer Ayaa Lagu Wadaa in Xildhibaanada uu Kahor Aqriyo Miisaaniyada Waxyaaba Laga soo badalay oo horay xildhibaanada ay u dalbadeen.

Shirgudoonka Maanta Ayaa ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh Jawaari ,Waxaana Baarlamaanka lagu wadaa kahor dhamaadka Bisha April.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com