Dhageyso:Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanka Fiidow

0

Muqdisho(AGGM):Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Deegaanka Fiidow ee Gobolka Hiiraan Goor dhaw kala wareegay Maleeshiyada Al-shabaab.

Ciidamada Huwantaa ayaa si Nabadgalyo ah kula Wareegay Deegaanka kadib markii Maleeshiyadii Al-shabaab ay iskaga baxeen.

C/rixmaan Max’ed Ibraahin oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Warbaahinta  u Xaqiijiyey in Deegaanka Fiidow ay Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay si buuxda u maamulan.

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa Dhowr jeer lagu Eedeeyey in ay Joojiyeen Dagaalka ka dhanka ah Maleeshiyada Al-shabaab.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com