Dhageyso:Ciidamada Galmudug oo Gaalkacyo ku Qabtay Gaadiid Amaandaro lagu Tuhmay

0

Gaalkacyo(AGGM):Ciidamada Amaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta Gacanta ku dhigay Gaadii lagu Tuhunsan yahay in ay Falalka Amaan Daro Magaalada Gaalkacyo ay ka Geeystaan.

gaadiidka Gaalkacyo lagu Qabtay ayaa Gaaraya ilaa 5 Gaari waxaana lagu hayaa Hada Saldhiga Degmada Gaalkacyo ee Dhanka Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka