Dhageyso:Ciidamo DFS ka tirsan oo Shabellaha Hoose ku dagaalay

0

 Afgoye(AGGM):Ciidamo kawada Tirsan Milatariga iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa ku dagaalamay Deegaanka Warmaxan ee Gobolka Shabellaha Hoose.

dagaalka ayaa waxaa ku Geeriyoday ugu yaraan Labo Ruux oo Ciidamada dagaalamay ka mid ahaa sida Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose uu noo Xaqiijiyey.

Waxaana Dagaalka uu yimid kadib markii Ciidamada Malatariga oo Isbaaro u Tiilay ay Weerareen Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso

http://www.warfidin.com/wp-content/uploads/2014/04/ciidan.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com