Dhageyso:Dadkii Qoryooley ka Barakacay oo Dib ugu laabtay

0

 

Qoryooleey(AGGM):Gudooyaha Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose Sayid Cali Ibraahin Xasan ayaa sheegay in Dadkii ugu badnaa ee Degmada ka barakaca ay Dib Degmada ugu soo laabteen oo ay Qoryooleey iyo Tuulooyinka u dhaw dhaw ay yimaadeen.

Waxaa uu Gudoomiyaha uu sheegay in Dadkaas ay Gaarayaan ilaa 800 oo Qoys oo ka Cararay Dagaalkii ka dhacay Degmada.

Sidoo kale Sayid cali ayaa sheegay in Tuulooyin Degmada Hoostaga Al-shabaab ay ka Gubeen Ceelashii Biya ee halkaasi ku yaalay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com