Dhageyso:Dagaal ka dhacay Buuraha Galgala ee Puntland

0

Galgalla(AGGM): Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Puntland iyo Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay Buuraha Galgalla ee Gobolka Bari.

Waxaana Dagaalka uu Geeysta Khasaaro dhimasho iyo Dhaawac oo aan la Xaqiijin,

Wararka ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab ay soo weerareen Fariisimo Cidamada Maamulka Puntland ay ku leeyihiin Buuraha Galgal ee Gobolka Bari.

Halkaan Hoose ka dhageyso Cod

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com