Dhageyso:Dagaal Xalay ka dhacay Degmada Buurdhuubo

0

Muqdisho(AGGM):Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo iski garab ah iyo Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa waxaa qaaday Al-shabaab oo weeraray fariisimo Ciidamada Huwantaa ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.

Waxaa Dagaalka oo Xalay saqdii dhexe ka dhacay Buurdhuubo uu Geeystay Khasaaro dhimasho iyo Dhaawc ah oo soo  kala gaaray Labada dhina ee halkaasi ku dagaalamy.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com