Dhageyso:Deeq la Gaarsiiyey Dad Dan yar ah oo ku nool Degmada Cabdi Casiis

0

Muqdisho(AGGM): Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqa iinsaanka ayaa maanta Deeq Gaarsiiisay Dadka Dan yartaa  ee ku nool  Degmada Cabdi Casiis.

Waxaana Kaalmadaan Maanta la gaarsiiyey Dadka Dan yarta ah ka mahad Celiyey Gudoomiyaha Degmada Cabdi casiis ee Gobolka Banaadir.

Halkaan Hoose  ka dhageyso Codka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com