Dhageyso:Dowladda oo Beenisay hadalka Al-shabaab

0

Jowhar(AGGM):kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha dhexe ee Dowladda Soomaaliya Cali Cismaan Ibraahin  ayaa sheegay in hadalka Al-shabaab uu yahay been abuur oo Ciidamada Dowladda ay haystaan Deegaanadii Al-shabaab laga qabsaday.

Cali Cismaan ayaa intaa ku Daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Shabellaha dhexe ka baxay ay isku xireen Jowhar iyo Bulabarde ee Gobolada Hiiran iyo Shabellaha dhexe ka kala tirsan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com