Dhageyso:Dowladda Somalia oo ka Hor tageeysa in la Dhageysto Taleefonada Madaxda Dalka

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta xukuumada soomaaliya profasor maxed ibraahim oo manta lahadlaye warbaahinta kuhadasha afka dowlada ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan qorshe looga hortagayo inaan la ogaan hadalada ay isdhaafsanayaan dadka kuwada hadlaya telefanada maadaama ay mararbadan wadamo ay ku jirto soomaaliya lashaaciyey in la dhageysto Taleefanada Madaxda dalka

Sidookale wasiirka boostada iyo isgaarsiinta xukuumada soomaaliya oo hadalkiisa sii wato ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay in heer aad usarayso ay marayso adeega boostada soomaliya

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com